1. 1.Ha ahaado mid cad oo diirada saaraya waxaad
doonayso inaad gaadho – tani waxay kaa caawinaysa inaad kooxda kula shaqaynaysa
ku midayso hal ujeedo oo isku mid ah si dhakhso loogu gaadho hadafka
2. 2.Dooro hab Qorshe Ganacsi ee adiga kuu
shaqaynayaa – waxaa laga yaaba in adiga uu shaqeeyo hab gaar ah
3. 3.Ka dhig mid gaaban, oo fudud lana fahmi karo
4. 4.Ha ahaadaan qaar la gaadhi karo waaqicana ka turjumaya lana xidhiidha waxaad doonayso inaad ka gaadho ganacsigaaga
5. 5.Samee SWOT analysis si aad u ogaato awooda, dafiicnimada, fursadaha iyo caqabadaha horyaala ganacsigaaga6. 6.U bandhig Qorshe ganacsiyeedkaaga qof aqoon u
leh si uu k
uu saxo wixii kaa khaldan.
3 Comments
mansha allah
ReplyDeletehaa
ReplyDeletesi fiican
ReplyDelete