LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Side u diyaariyaa Qorshe ganacsiyeed.

 

1.      1.Ha ahaado mid cad oo diirada saaraya waxaad doonayso inaad gaadho – tani waxay kaa caawinaysa inaad kooxda kula shaqaynaysa ku midayso hal ujeedo oo isku mid ah si dhakhso loogu gaadho hadafka

2.      2.Dooro hab Qorshe Ganacsi ee adiga kuu shaqaynayaa – waxaa laga yaaba in adiga uu shaqeeyo hab gaar ah

3.        3.Ka dhig mid gaaban, oo fudud lana fahmi karo

4.       4.Ha ahaadaan qaar la gaadhi karo waaqicana ka turjumaya lana xidhiidha waxaad doonayso inaad ka gaadho ganacsigaaga


5.        5.Samee SWOT analysis si aad u ogaato awooda, dafiicnimada, fursadaha iyo caqabadaha horyaala ganacsigaaga

6.        6.U bandhig Qorshe ganacsiyeedkaaga qof aqoon u leh si uu k
uu saxo wixii kaa khaldan.

Post a Comment

3 Comments