Artificial Intelligent (AI) waa technology awood u siinaysa computerka iyo qalabka kale electronics ka inay iska dhigaan ama u ekaadaan bini-aadamka dhinaca fahamka, xalinka khilaafaadka, go’aan qaadashada, hab-abuurka iyo maskax furnaanta.
Qalabka iyo aaladaha isticmaala AI
waxay arki karaan oo aqoonsan karaan walxaha, waxay fahmi karaan oo ka jawaabo
karaan luuqada aadamaha, waxay baran karaan macluumaad cusub iyo waayo
aragnimo, waxay usoo jeedin karaan talooyin faahfaahsan isticmaalayaasha iyo
khuburada, waxay u dhaqmi karaan si madax banaan, iyagoo bedelaya baahina
aadamaha ee dhinaca caqliga ama hal-abuurka (tusaalaha caadiga ah waa baabuurta
is wada iyagu).
Laakiin inta badan sanadki tagay ee
2024 cilmi-baadhayaasha AI, dhakhaatiirta iyo int badan cinwaanada AI la
diirada saaraan horemarka laga gaadhay What is generative AI? AI (Gen AI), technology abuuri karta qoraal
asal ah, sawiro, muqaal iyo waxayaalo kale. Si aad u fahanto hal-abuurka AI,
waxaa muhiim ah in marka hore la fahmo technology ay ku jiraan aaladaha AI sida
What is machine learning? Iyo What is deep learning?
Mechine Learning AI:
wuu noocyo badan leeyahay AI laakiin
nooca aan ka hadlaynaa waa machine learning ama (ML) oo ah nooca inta badan la
isticmaalo magacan, hadaba waa kuwan qayba ka mida:
1. Macluumaat badan (Data):
si loo baro daato gaar ah waxaa muhiim ah marka hore in lagu shubo xogta o
dhamaystiran intaas ka dibna isaga kala saaraya xogaha oo mid walba meesha ku
habboon gaynaya, laakiin waa inuu marka hore xog uu hayaa si uu waxa u kala
saaro waa qodobka ugu muhiimsan marka la joogo Mechine learning.
2. Qaabka macluumaatka uu algorithms
ula macaamiil lahaa iyo hababka uu umarayo si uu waxa u arko u akhrin lahaa usoo
saari xogta ugu dhaw ee la xidhiidh su’aasha la waydiiyey.
Iyado la isku dayayo in la copy
gareeyo caqliga biniaadamka sida uu ushaqeeyo, oo qofka marka u dhasho ayu
bilaaba xog kaydinta, ilmaha yar marka hore wax walba waa u dhagaystaa, wana u
daawada isagoo ururinaya (data) dii uu hadhow wax ku kala garan lahaa, kadib
marka uu koriinkiisu meel fican gadhana wuxuu bartaa sida uu isticmaali laha
macluumaatkaas haddi ay noqon lahayd hadalka hab dhaqanka iyo waxa lamidka ah.
Tusaalooyinka AI
Tusaalooyinka AI waxaa ka mid ah adeegyo badan oo maalinle ah oo aan ku aragno nolosheena ama nolol maalmeedkena, sida "virtual assistants" sida Siri iyo Alexa, chatgpt kuwaas oo isticmaala AI si ay uga jawaabaan su'aalaha iyo inay fuliyaan hawlaha. Sidoo kale, AI waxaa loo isticmaalaa suuqgeynta dijitaalka ah, raadinta xog Google, iyo talo bixinta badeecooyinka ee Amazon iyo kuwa la midka ah, kuwaas oo dhammaantood isticmaala barashada mashiinka si ay ugu fududeeyaan isticmaaleyaasha inay helaan waxa ay rabaan sida ugu dhakhsaha badan ama ugu macquulsan.
3 qaybood AI dhinaca awooda
1.
Artificial Narrow
AI
AI cidhiidhi ah sidoo kale waxaa loo
yaqaanaa AI daciif ah wuxuu u shaqeeyaa si hooseysa waa nooca kaliya AI jira
maanta dhamaan noocyada kale waa aragti aan wali gaadhin, waxaa lagu tababari
karaa inay qabtaan hawlo kaliya cidhiidhi ah waanay ku dheereeyaan marka si
fiican loo tababaro maskaxda bini-aadamka awoodeeda.
Si kastaba ha ahaatee, ma qaban karaan
meel ka baxsan hawshooda loo qeexay, taas bedelkeeda, waxay ku fiican yihiin
hal shay oo ka mida waxyaalaha loogu talo galay, Siri, Amazon’s Alexa Iyo IBM
WahtonR Waa tusaale yaal Narrow AI ah, xataa OpenAi’s chatgpt waxaa
loo tixgaliyaa nooc ka mid ah narrow AI, sababtoo ah waxay ku xadidan tahay
shaqada ah kaliya qoraal ku salaysan sheeko iyo wax la mid ah.
2.
General AI
Artificial General Intelligence (AGI)
sidoo kale waxaa loo yaqaana strong AI, maanta maaha wax ka badan aragti fikrad
laga haysto, AGI waxay isticmaali kartaa aqoon hore iyo xirfado si ay fuliso
hawlo cusub qaab kale iyada oo aan lo baahnayn in bini-aadamku ay tababaraan
shaqooyinka hoose, awoodani waxay u ogolaanaysaa AGI inay bartaan oo ay qabtaan
hawl kaste oo caqli gal ah oo bini-aadamku awoodo.
3.
Super AI
Super AI waxaa caadi ahaan loo
tixgaliyaa sida garaadka macmalka ah iyo sida AGI waa aragti adag, waa haddii
waliga la rumaysto, super AI wuu fikiri lahaa, sababayn lahaa, waxbuu baran
lahaa, waxbuu xukumi lahaa, waliba wuxuu yeelan awood garasho oo dhaafsan tan
bini-aadamka.
Waxyaalaha uu sameeyo super AI waxay
dhaafsan yihiin awooda garashada bini-aadamka iyo waayo aragnimadiisa wuxuu
dareemaa dareenada dadka oo kale iyo rabitaano fara badan mar kasta.
Fursadaha yaalla Social Media Maanta
Ugu
dambeyntiina, maadaama AI ay sii waddo horumarinta waxay awood u yeelan doontaa
inay qabato hawlo badan. Waa muhiim inay barayaashu sii wadaan inay ka garab
shaqeeyaan si ay uga caawiyaan hubinta khibrada waxbarasho ee ugu wanaagsan
ardayda.


2 Comments
mansha allah good
ReplyDeletesoo dhawaada dhamaan akhyaarta qiimaha badan
ReplyDelete