Qorshaha ganacsiga waa loo qori
karaa noocyo badan, laakiin sida caadiga ah waxaa loo qaybiyaa 2
qaybood kuwaasoo kala ah: qorsha ganacsiyeed qadiimi ah iyo mid casriga ah
·
Qorshe ganacsiyeedka cusub: kani wuu kooban
yahay mararka qaarkood waa 1 bog oo kaliya, wuxuuna awooda saaraya erey bixinta
qorshaha ganacsiga, wuxu kuu ilaalinaya wakhtiga, haddii loo baahdo xog
dheeraad ah shirkada way ku siinaysaa.
0 Comments